Shirkad Raashin Ku Wareejisay Guddiga Nabadaynta Beelaha Ee Ceel-Afweyn

0
576

Ceel-Afweyn (Hargeisa Press): Shirkada Global stratigic Solution group ayaa caawimo raashin ah ku wareejiyay guddiga hawlaha nabadaynta beelaha u jooga degmadda Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.


Raashinkaasi caawimadda ah ayaa loogu tallo galay in la gaadhsiiyo qoysaska ku barokacay colaadii beelaha ee deegaamadda Ceel-afweyn.
Waxaana raashinkaasi shirkadda Solution group kala wareegay xubnaha wasiirrada ah ee halkaas u jooga hawlaha nabadaynta beelaha.
Daaeo: Warkaasi

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here