Hargeysa, (HargeisaPress) — Munaasibad ballaadhan oo lagu falanqaynayey Shira dhamaystirka,Gorfaynta iyo Waxka bedalka Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah,Xeer/LR31/2014 ayaa lagu qabtay Hotel-ka Maan-soor ee Hargeysa, Xafladdaasi oo ahayd mid-si quruxbadan looga soo shaqeeyey agaasinkeeda waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Bulshada,Wasiirka Warfaafinta,wasiirka Dastuurka,Wasiirka Ganacsiga,agaasimaga wasaaradda Caafimaadka,taliyahay laanta Socdaalka iyo Adna Aadan Ismaaciill,Hay’adaha maxalliga ah iyo dadweyne kale oo farabadan.
Agaasime Maxamed Ilkacase Oo Sharaxay Caqabadaha Ay Kala Kulman Shaqalah Iyo Loo Shaqeeyaha