Sheekh Saleebaan oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiyenimada Kulmiye Ku Wareejiyo Maxamuud Xaashi

0
1795

Hargeisa (Hargeisa Press)- Agaasimihii hore Wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Maxamuud Xaashi.

Dhinaca kale, Sheekh Saleebaan ayaa waxaa uu Madaxweyne Biixi uga digay in uu ku sii dhaganaado Guddoomiyenimada Kulmiye.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY