Shaqaalaha Waaxda Cashuurraha Berriga Ee Wasaaradda Maaliyadda Oo Tababar Loo Furay

0
519

Hargeisa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Maxamed Cabdi Gurxan, ayaa maanta tababar uga furay  magaaladda Hargaysa shaqaale ka tirsan wasaaradaasi.

Tababarkaasi oo ku saabsan  xidhiidhka daryeelka macaamiisha iyo xidhiidhka daryeelka bulshadda cashuur bixiyeyaasha ah.

Shaqaalahan tababarka loo furay ayaa ka tirsan waaxda cashuuraha berriga ee wasaaradda Maaliyadda, kuwaasoo muddo saddex maalmood uu tababarku u socon doono.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here