Shaqaalaha Hay’adda Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Somaliland Oo Tababar Loo Furay

0
695

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Tababar ku saabsan kor aqaadidda aqoonta shaqaalaha hay’adda u diyaar garowga  aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.

Tababarkaasi oo lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaaladda Hargaysa ayaa socon doona muddo shan maalmood ah.

Waxaana qabashadda tababarkaasi iska kaashaday hay’adda u diyaar garowga  aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland iyo hay’adda qaramadda midoobay ee UNDP.

Halkan Ka Daawo Furitaanka Tababarkaasi iyo Hadaladii Laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here