Shacabka Reer Kenya Oo U Dabaal Degey Maalinta Xoriyada + SAWIRRO

0
1195

Nairobi KENYA, (HargeisaPress) –Guud ahaan dalka Kenya, ayaa maanta waxaa looga dabaal-dagayaa xuska 52 sano guuradii ka soo wareegtay markii Kenya ay xornimadeeddii ka qaadatay wadanka Britain oo ku beegneyd 12-kii bishii December, 1963-dii.

Garoonka Kubadda Cagta Nyayo National Stadium ee ku yaallo magaalada Nairobi, ayaa waxaa lagu Qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimay oo uu ka qayb-galay Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, isagoo khudbad dheer u jeediyay shacabka dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here