SAYLAC, (HargeisaPress) — Wararka laga helayo degmada Saylac ayaa sheegaya in dagaal aan waxba la isku reeban oo dhexmaray Ciidamada Bada Djibouti Iyo Somaliland, Wararkii ugu Danbeeyay Xaalada Magaalada saylac iyo Wariye Nuux Kadiye oo dadka deegaanka ka wareystay Xaalada magaalada Saylac ee Gobolka Salal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/jpJegFpVcwE
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com