SAWIRRO: 645 Arday oo Ka Qalinjabiyay Kulliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda ALPHA

0
968

Hargeisa (Hargeisa Press)- Jaamacadda Alpha oo ka mid ah Jaamacadaha Somaliland  ayaa waxa ay maanta munaasibad balaadhan oo qalin jebin ah u qabatay 645 Arday oo ka baxday Kuuliyadaha kala duwan ee Jaamacadaasi.

Waxaa munaasibadan ay ku qalin jebinayeen Ardayda jaamacada Alpha ka qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland, Masuuliyiin ka socotay Xisbiyada mucaaridka, Saraakiil Ciidan, Aqoonyahan, Waalidiin, Maamulka Jaamacada Alpha iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada waxbarashada.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha jaamacada Alpha Prof: Cabdiraxmaan Maxamed Maal oo ugu horayn madasha munaasibada ka hadley ayaa ka warbxiyay tirade Ardaydan maanta ka qalin jebisay.

 

https://youtu.be/FGK9Kxz6w-M

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY