Sare u kac ku yimid maciishaddii suuqyada magaalada Diridhabe xilli Ramadaan-ka + SAWIRRO

0
1216

Diridhabe,(HargeisaPress) —Tan iyo intii lagalay bisha Ramadaan waxaa sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibinayo Raashinka, waxaana sare u kacaas laga dareemayay suuqyada waawayn ee magaalada Diridhabe.

Haddaba sare u kacan ku yimid maciishaddii ayaa loo aanaynayaa sarifka lacagta dollarka oo markii u horaysay gaadhay 41 Birr 1kii dollar. shay walbana uu qiimihiisii laba jibaarmay oo ay wax ku darsameen.

Sare u kacan kuvyimid maciishadii ayaa kusoo hagaagaya xilli laguguda jiro bishii Ramadaan oo ay dadku u baahnaan lahaayeen inay qiima jaban ku helaan Raashinkii iyo waxyaabaha Ramadaanta loo baahan yahay oo dhan.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY