Safiir Barkhad M. Kaariye muxuu ka yidhi sida Madaxweynaha Somaliland u magacaabay iyo Dareenka Xilka la Saaray?

0
613

Hargeysa(HargeisaPress) – Safiir ku-xigeenka Madaxweynaha Somaliland shalay u magacaabay dalka Itoobiya Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa ka hadlay masuuliyadda la saaray iyo sida Bulshada uga dareen celisay.

Waxa uu Safiir Barkhad Kaariye oo Khamiistii maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa uu Madaxweynaha uga mahadceliyey magacaabistiisa, sidoo kale waxa uu Bulshada uga mahadnaqay siday u soo dhaweeyeen, isagoo duco iyo wada shaqayna ka dalbaday.

Haddaba, Safiir ku-xigeenka Somaliland u fadhiyi dooma dalka Itoobiya Barkhad Maxamuud Kaariye, hadalka uu Saxaafadda siiyey iyo taariikhdiisa shaqo iyo waxbarasho oo kooban idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan iyo qoraalka hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:

LEAVE A REPLY