Safaaradda Somaliland Ku Yeelanayso Taiwan Oo La Furay

0
537

Tipet (Hargeisa Press): Waxaa maanta si rasmiya loo furay safaarrada jamhuuriyadda Somaliland ay ku yeelanayso dalka Taiwan.


Furitaanka safaaradda oo ka dhacay caasimadda dalka Taiwan Tipet, waxaa habka maqalka iyo muuqaalka toos ugala socday madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Waxaana halkaas ka jeediyay khudbad uu toos ugula hadlayay masuuliyiinta Taiwan iyo muhiimadda ay arrintaasi u leedahay labadda dal.
Daawo: Khudbadii Madacweyne Biixi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY