Sababtii Hindiya Uga Baxday Ciyaaraha Koobka Adduunka (Xogta Dahsoon)

0
1342
HargeisaPress —Hindiya waxa ay ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, waxana suurogal ah in dalkaasi ku wanaagsan yahay dhanka ciyaaraha cricket-ka, laakiin marka ay timaado kubadda cagtu waxa dalkaasi kaga jiraa meel aad u hoosaysa.

https://youtu.be/2LjWJsDgpPY

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY