Saaxil: Maayarka Degmadda Sheekh Oo Xadhiga Ka Jaray Sarriibad Cusub

0
412

Sheikh (HP): Maayarka degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa maanta xadhiga ka jaray Sarriibad cusub oo ay dib u habayn iyo casriyayn ku samaysay dawladda hoose ee degmadaasi.
Xadhig ka jarista Sarriibadaasi cusub waxaa maayaka ku wehelinayay xubno ka mid ah xildhibaanadda degmadda Sheekh, xoghayaha dawladda ee degmadaasi, iyo masuuliyiin kale.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY