Rugta Ganacsiga oo War Cusub Ka Soo Saartay Arimaha Dhoofka Xoolaha Somaliland

0
720

Hargeysa (HargeisaPress) – Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa war ka soo saaray arinta dhoofka Xoolaha Somaliland oo dhawaan wadanka Sucuudi Arabiya uu ku soo rogay amar ah in waraaqda Caafimaadka ee dhoofka Xoolaha ay ka soo qaadato Soomaaliya.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here