Qurbe Joogta Somaliland oo Madaxweynaha iyo Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ugu Baaqay Inay Doorasho Hirgaliyaan

0
662

Washigton (Hargeisa Press) – Madasha Qurbe-joogta Somaliland ee Somaliland Global Diaspora Forum ayaa bayaan ay soo saareen shalay, waxa ay Madaxweynaha Somaliland iyo hogaamiyeyaasha Xisbiyada mucaaridka ugu baaqeen inay Ixtiramaan Shacabka Karaameeyey oo ay doorasho dalka ka Hirgaliyaan.

Bayaanka ay soo saareen Qurbajoogta reer Somailand ee ku dhaqan Maraykanka, Canada, Yurub iyo Asia ayaa u dhignaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here