Qoysaskii Laga Raray Wadada 150 Ee Magaalada Hargeysa oo Cabasho Ka Muujiyay Musuq-maasuq Lagu Sameeyay

0
822

Hargeysa (HargeisaPress) – Hooyooyin ka mid ah qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta isugu soo baxay banaan-bax xoogan.

Hooyooyinkan ayaa waxa ay sheegeen inay ka cabanayaan kaadhadhkoodii la siiyay oo la musuq maasuqay, Islamarkaana gudida xaafadaasi ay dad kale siiyeen kaadhadhkoodii, Waxaana fariin u direen Maayirka caasimada Hargeysa.

HargeisaPress News Desk 

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here