Qaar Ka Mida Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Beelaha Ceel-afweyn oo War Ka Soo Saaray Colaada Ceel-afweyn

0
936

Ceel-afweyn (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Cuqaasha ka soo jeeda degmada Ceel-afweyn oo maanta shir jaraa’id ku qabtay deegaanka God-waraabe ee degmada Ceel-afweyn, ayaa waxa ay ka hadleen shaqaaqadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Dhinaca kale, waxa ay Madax-dhaqameedkani ay baaq nabadeed u direen beelaha dhigooda ah, Iyagoona Xukuumada Somaliland ugu baaqay in looga baahan yahay in ay waxka qabato dhacdooyinka kala duwan ee ka dhacay deegaanka Ceel-afweyn.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here