Qaadka Mirooga Ee Kenya Oo Diyaaraddo Kasoo Dajiyeen Madaarka Hargeysa+Qaadkii Itoobiya Laga Keeni Jiray Oo Hakad Ku Yimi Iyo Ganacsatada Qaadka Oo Ka Hadlay

0
2539

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta madaarka Hargeysa soo cago dhigtay laba diyaaradood oo siday Qaadka Miirooga oo ka keenay dalka Kenya,waxaana hakad ku yimi qaadkii laga keeni jiray dalka Itoobiya.

Ganacsatada Qaadka ka ganacsatada ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay saamaynta uu ku yeeshay qaadkii laga keeni jiray dalka Itoobiya iyo qaadkan cusub ee Miirooga ee saaka yimi Hargeysa.

LEAVE A REPLY