Ogaysiis muhiim ah: haldoorka hidaha iyo dhaqanka iyo habeenka germay.

0
1196

Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Somaliyeed ee ku Dhaqan Dalka Germany iyo Hareerihiisa in Kullan Suugaaneed Balaadhan oo uu Marti inoogu yahay Haldoorkii Dhaqanka iyo Suugaanta Abwaan Xasan X. C/laahi (Xasan Ganey) oo Bandhig balaadhan loogu Samayn doono Magaalada Kassel maalinta sabtida Habeenka Axadu soo galayso ee Taariikhdu tahay 15.11.2014 saacaduna tahay 8:00 pm Fiidnimo, Haddaba waxaa lagu wargalinayaa Bulshada Xiisaysa Dhaqanka, Suugaanta iyo Hibadda Rabbi ku Manaystay Abwaan Xasan Ganey

LEAVE A REPLY