Nuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland Oo Lagu Soo Geba gebeeyey Hargeysa + SAWIRO

0
466

Hargeysa,(HargeisaPress) –Agaasimaha Guud ee Wasaaradda  Shaqo-gelinta Arrimaha bulshada Iyo Qoyska Somaliland Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa si rasmi ah u soo xidhey Shirweynaha loo shaqeeyayaasha “Somaliland employers conference” oo muddo laba maalmood ah ka socday Magaalada Hargeysa.

Shirweynahan oo lagaga wadda Hadlay xeerka Shaqaalaha rayidka ah, kaalinta loo shaqeeyayaasha, siyaasaddaha lagu hagayo arrimaha shaqaalaha Iyo loo shaqeeyayaasha.

Halkan ka akhriso Qodobadda ka Soo Baxay shirka Loo Shaqeeyayaasha Oo Maanta si Rasmi ah u Soo gabagoobey.

Hargeisa Press News – Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here