Nuxurka Kulan Dhexmaray Hogaamiyeyaasha Mucaaridka Somaliland iyo Gudida Dhex-dhaxaadinta Xisbiyada iyo Xukuumada

0
775

Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa goor dhawayd soo dhamaaday Kulan Saacado badan qaatay oo ay jilbaha is dhigteen Gudida Isxilqaantay ee dhexdhexaadinta ka waday xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada ee ku muransan doorashada Somaliland iyo xubnaha koomiishanka cusub.

Dhinaca kale, waxaa kulani markii uu soo dhamaaday faah faahin ka bixiyay guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe.

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk/ Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY