Natiijadda Hor Dhaca ah Ee Awdal iyo Togdheer Oo Lagu Dhawaaqay

0
632

Boorama (HP): Natiijadda hor dhaca ah xildhibaanadda guulaystay ee golaha Wakiiladda ee gobolka Awdal ayaa lagu dhawaaqay.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee gobolka Awdal Faarax Ismaaciil Sidci, ayaana natiijadda hor dhaca maanta kaga dhawaaqay magaaladda Boorama.

UCID, wuxuu helay 3 kursi. Kulmiye, wuxuu helay 5 kursi. Halka uu xisbiga Waddani helay 5 kursi.

Daawo: Ku Dhawaaqista Natiijaddaasi:

 

Geesta kale, natiijadda hor dhaca ah ee xildhibaanadda guulaystay ee gobolka Togdheer yaa isla maanta lagu dhawaaqay.

Farxaan Cilmi Cali, guddoomiyaha komishanka doorashooyinka ee gobolka Togdheer ayaana ku dhawaaqay natiijadaasi.

UCID, wuxuu helay 4 xildhibaan. Kulmiye wuxuu helay 4 xildhibaan, halka xisbiga Waddani uu helay, 7 xildhibaan.

 

Daawo: Ku Dhawaaqista Natiijadda

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here