Muuqaaladii Ugu Cajiibsanaa Ee Xuska Debaal-dega 42-guurada Xornimada Jabuuti

0
1037

Djibouti (HargeisaPress)- Waxaa maanta dalka Jabuuti si balaadhan looga debaal-degay 42-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti Xornimada ka qaadatay gumaystihii Faransiiska 27-kii June 1977-kii.

HargeisaPress.com

LEAVE A REPLY