Muuqaal: Dalladda SONYO Oo Munaasibad Turxaan Bixin Ah Yeelatay+Khudbadda Madaxda ka qayb gashay

0
999
Hargeysa, (HargeisaPress) — Kadib markii la dhameeyay Khilaafkii SONYO u kala jabiyay Labada garab ayaa Dalladdu yeelatay Munaasibad turxaan bixin ah oo la iskaga laab xaadhanayay Khaladaadkii iyo Xurguftii loolanka Kursiga. Arrinta SONYO, ayaa lagu xalliyay in Siyaad Cumar Cali ahaado Gudoomiyaha, Cabdicasiis Xirsi Warsame-na ahaado Gudoomiyaha Sanduuqa horumarinta dhalinyarada.
 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here