Muranka Dhulka Ee U Dhexeeya Qoyska Madaxweyne Muuse Biixi iyo Dad Shacab Ah oo Laga Digay

0
927

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka digay muranka dhinaca dhulka ah ee u dhexeeya qoyska Madaxweyne Muuse Biixi iyo dad shacab ah, dhulkaasi oo ku yaala magaalada Hargeisa.

Khadar Xuseen Cabdi ayaa waxaa uu ceeb ku tilmaamay in qoyska Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi lagu eedeeyo dhul boob.

https://youtu.be/G1okoVhuNM8

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY