Mayarka Gabiley iyo Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha oo Soo Gabo-gabooyey Taratanka 3 On 3 Basketball ee ka Socday magaalada gabiley

0
1224

Gabiley,(HargeisaPress) —Mayarka Gabiley Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha, Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Kolayga Somaliland Ayaa Soo Gabo-gabooyey Ciyaarta Loo Yaqaano 3 On 3 Basketball Ee Ku Cusub Ciyaaraha Aduunka Ee socday magaalada gabiley, tartankan oo ay maalisay hay’adda IRADA .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here