Maxamed Cumar Carte Oo Ka Sheekeeyay Taariikhdii Aabihii

0
819

Hargaysa (HP): Maxamed Cumar Carte, oo ka mida wiilaaha uu dhalay AHUN marxuum Cumar Carte Qaalib, oo maanta Haegaysa lagu aasay ayaa ka sheekeeyay taariikh nololeedka aabihii.

Maxamed Cumar Carte, ayaa madaxweynaha iyo xukuumadda Somaliland uga mahad celiyay aaska qaran ee loo sameeyay aabihii.

Daawo: Maxamed Oo Ka Hadlaya Taariikhda Aabihii:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY