Maxamed Cali Waji oo loo magacaabay Agaasimaha Telefishanka Qaranka Somaliland

0
1348
Maxamed Cali Waji PHOTO FILE

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa maanta Maxamed Xasan Cali Weji u magacaabay Agaasimaha Cusub ee Telefishanka Qaranka.

Wasiirku wuxuu sidaas ku sheegay qoraal uu soo saaray, waxaanu Agaasimaha Cusub faray inuu si degdeg ah ula wareegto xilka uu u igmaday, isagoo Agaasimihii hore ee TV-ga Qaranka Somaliland uga mahadceliyey sidii ay u soo wada shaqeeyeen muddadii uu xilkaas hayey.

Warqadda lagu magacaabay Maxamed Xasan Cali Weji isla markaana noqon doona Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, waxay u qornayd sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here