Madaxweyne Waan Kaa Raali-galinayaa Deel-qaafka Kaaga Imanaya Dadka Maangaabka Ah….Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Waqooyiga Ameerika.

0
6838

Aniga Oo Ah Laila Mahamad Noor Amaan Ahna Gudoomiyah Garabka Haweenka Ee Nourth Ameerica Xisbiga Kulmey

Waxan Halkan Karaaalinayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Taas Oo Aan Ka Raali Galinaayo Hadalada Deel Qaafka Ah Ee Kaga Imanaya Dadka Maangaabka Ah

Waayo Waxan Modooyinkii U Dambeyey Dhagahayga Ku Soo Dhacayey In Ay Dadka Qaar Lahayeen Madaxweyne Silaanyo Kamuu Soo Bixin Wajibadkii Sarnaa Ama Waddankii Ayuu Khal-Khal Galiyey Waxan Leeyahay Dadka Sidaa U Fikiraaya Dib Uraaca Tiriikhdiii Ay Soo Martay Somaliland Waxa Tusaleidiinku Filan Malintii Suu Md. Siiaanyo.Talada Dalka Lawareegay. Xalada Uu Dalku Ku Suganaa Iyo Heerka Calami Ee Uu Maanta Maraayo Waxan Leeyahay Dadka Leh Waddanku Badbaado Ayuu U Bahan Yahay Habeen Maad

Jirin Wax Kaa Hadlinayana Maha Dan Aad Dalka Kaleedahay Balse Waaa Dan Ku Gaara Adiga. Sidoo Kale  Waxan Warbaahinta Dalka Ku Argaayey Dad Leh Madarka Hargeysa Dadka Ka Soo Dagaya Halasiiyo Xoriyad Ku Waasna Waxan U Sheegaya In Uusan Madaarku Ahayn Mid Cidkasta Iska Soo Gasho Balse Uu Yahay Madaar La Ilaaliyo Nadamkiisa Iyo Shuruucda U Taala.Qofka Ka Soo Dagana Uu Leeyahay Nadaam Ka Kadhoofana Uu Leeyahay Nadaam Madaarku Maha Mid Cidkasta Lagu Soo Dhaweeyo Balse   Hadii Uu Qofku Yahay Madaxweyne Ama Sawiir & Masuuliyiinta Mucaradka Sida Gudoomiye Iyo Ku Xigeen . Markaas Waxan Leeyahay Dadka Raba In Lagag Hor Yimaado Eeri Boodka Ha Ogaado In Uu Maraayo Sharci Iyo Siistamka Ka Jira Markaas.

Waxan Ku Soo Afmeerayaa Hadalkagya

Mudane Madaxweyne.  Waxan Kun Jeer  Kaarali Galinayaa Hadalka Deel Qaafka Ah Ee Kaga Imanaya Dadka Maangaabka Ah.

 

Bye Laila Mahamad Noor Amaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here