Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Ka Baxay Hargeysa + Halkay Ku Sii Jeedaan.

0
1204

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay saaka ka anba baxeen magaalada Hargeysa .

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Darar Weyne gaar ahaan iskuulka Toobabarka ciidamada oo ay ku jiraan dhalinyaro dhawaan xukuumadu u xareysay Barnaamijka shaqo qaran

Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona munaasibad dhalinyartaas loogu furaayo barnaamijka shaqo qaran.

HargeisaPress.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY