Madaxweyne Kuxigeenka Oo Tacsi Udirey Qoyska Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Gurey oo Ku Geeriyooday Dalka Mareykanka

0
924

HARGEISA—Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), Isagoo ku hadlaya Magaciisa, Waxa uu Tacsi gaar ah u Dirayaa Qoyska Qaraabada iyo Eheladda, iyo Qaranka Somaliland oo dhan Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Gurey Nuur oo ku Geeriyooday Shalay 16/04/2020 Dalka Mareykanka.

Waxaanu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

LEAVE A REPLY