Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Guda Jira Kormeerka Mashuuraca JPLG Oo maanta Gaadhay Magaalada Gabiley.

0
1087

Gabiley,(HargeisaPress)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guda jira Safarkii Kormeerka Mashaariicda Maamul daa-dejinta dawladaha hoose ee JPLG oo galay wajigii saddexaad ayaa maanta gaadhay Magaalada Gabiley halkaasi oo waftiga Madaxweyne ku xigeenka si balaadhan loogu soo dhaweeyey.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa kulan la qaatay Maamulka Dawladda Hoose ee Degmada gabiley, iyadoo laga dhegaystay warbixin dhamaystiran oo ku saabsan waxqabadka mashruuca JPLG-ga degmo ahaan islamar ahaantaana su’aalo lagu waydiiyey goobtaasi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA

https://youtu.be/7y4ma9GOJDk

 

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY