Madaxweyne Ku Xigeenka JSL oo Kormeer ku tegay Xarunta Wasaaradda Biyaha oo laga Hirgaliyey Shaybaadhka Biyaha

0
664

Hargeysa,(HargeisaPress)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta wasaaradda horumarinta Biyaha ee caasimadda Hargeysa oo lag hirgaliyey qalab shaybaadhka Biyaha.

LEAVE A REPLY