Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Maamul Goboleedyadda

0
279

Muqdisho (HP): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay heshiiska iyo go’aamadda laga soo saaray shirkii maamul goboleedyadda u soo dhamaaday.
Shirkaasi oo maalmahanba ka socday magaaladda Muqdisho oo uu shir guddoominayay raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta la soo gebagabeeyay.
Madaxweyne Farmaajo, oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo heshiiska ay arrimaha doorashadda ka gaadheen maamul goboleedyadu.

DAAWO FARMAAJO OO ARRIMAHAASI KA HADLAYA:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY