Madaxweyne Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Badhasaabka Gobolka Sanaag

0
350

Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xilkii ka qaaday badhasaabkii gobolka Sanaag Maxamed Cilmi Xuseen, halka uu badhasaab cusub na u magacaabay.
Waxaana badhasaabka cusub ee gobolka Sanaag loo magacaabay Axmed Cabdi Muuse Warsame, inuu laga bilaabo taariikhdan maanta ahaado guddoomiyaha gobolka Sanaag.
Wareegtadaasina waxay u dhignayd sidan:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY