Madaxweyne Biixi oo Shaaciyay Inaan Xukuumadiisu Wax Shidaal Ah Dalka Keenayn

0
1178

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu shaaciyay in aanay Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay aanay habayaraatee dalka keenayn wax Shidaal ah.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa arintaasi ka sheegay mar uu la kulmay qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Somaliland.

Sidaasi waxaa shaaciyay Ganacsade Cali Ibraahim Ciise (Cali Waraabe) oo ka mid ah ganacsatada dalka keenta Shidaalka islamarkaana ka mid ahaa Ganacsatadii la kulantay Madaxweynaha Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here