Madaxweyne Biixi oo Looga Digay Inuu Burburiyo Xisbiga Kulmiye

0
1033

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirkii hore wasaarada Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadii Axmed Siilaanyo Khadar Yuusuf Cabdilaahi ayaa waxaa uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uga digay in uu burburiyo Xisbiga Kulmiye.

Khadar Yuusuf Wasiirkii hore Dalxiiska ee Xukuumadii Siilaanyo oo waraysi dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay ayaa kaga waramay arimo xaasaasiya.

 

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here