Madaxweyne Biixi ayaa hoyga uu Hargeysa ka degan yahay ku booqday madaxweynihii 4aad ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo + SAWIRRO

0
537

Hargeysa (HargeisaPress) – War ka koban oo soo baxay xafiiska af-hayeenka madaxweynaha JSL Maxamuud Warsame Jaamac,soona gaadhay Shabakadda wararka ee HargeisaPress ayaa lagu yidhi:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Maanta Dalka Imaaraadka Carabta u Dhoofay, iyadoo madaxweynuhu ku sii sagootiyey Madaarka Cigaal International Airport.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here