Madaxweynaha Somaliland oo furay Waddooyin Cusub oo laga dhisay Arabsiyo iyo Gabiley

0
1043

Gabiley, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray Waddooyin laga dhisay magaalooyinka Gabiley iyo Arabsiyo ee gobolka Gabiley iyo kuwo la dhagax-dhigay. Waxaanay Madaxweynaha Weftigiisu uga gudbeen halkaas dhinaca degmada Wajaale oo Weftigiisu kula kulmeen Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Masuuliyiinta maamulka gobolka Gabiley iyo ka degmada oo ka warbixiyey marxaladihii ay samaynta waddooyinka la dhisay soo martay iyo mashaariicda lagu hirgeliyey, waxaanannu hadallada furitaankaa Madaxdu ka jeediyeen idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here