Madaxweynaha Somaliland iyo Wafdigii Uu Hogaaminayay oo U Ambabaxay Magaalada Barakaysan Ee Medina

0
785

Medina (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliand Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigii uu hogaaminayay oo ku gudajiray gudashada waajibaadka Xajka, ayaa ka anbabaxay magaalada Jidah, iyagoona u anbabaxay magaalada barakaysan ee Medina.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY