Madaxwayne Geele Oo Dhagax Dhigay Xarumo Ganascsi Oo Laga Hirgalinayo Dalka Djibouti

0
1098

Djibouti, (HargeisaPress) –Madaxwaynaha Jamuuriyadda Djibouti Ismaacil Cumar Geelle ayaa dhagax dhigay dhisme ganacsiyeed laga hirgalinayo magalaada Djibouti

waxana xafladan dhagax dhiga ku wehelinayay Ra’iisul Wasaaraha Djibouti iyo Marwada Madaxwaynaha Somaliland Khadra Xayd iyo masuuliyiin kale oo kala duwan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here