Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Ergayga Cusub Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya + SAWIRRO

0
908

HARGEISA , (HargeisaPress) —Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti uu hogaaminaayey Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan  Somaliland  iyo  Soomaaliya General Michael Keating oo markii ugu horaysay Dalka yimid.

79df3d27-2e98-408f-8dc7-2b4393527bd3

Kulankaas waxa Madaxweynah ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha dibeda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

Kulanka ka dib waxa ka warbixiyey wasiirka Arrimaha dibeda iyo ergeyga oo si wada jira ula hadlay saxaafada.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here