Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Mashaariicda Kaabeyaasha Dhaqaalaha Ee Dalka Ka Socda

0
731

Toronto (HP): Madaxtooyadda Somaliland ayaa ka hadashay mashaariicda dhinaca kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka ka socda iyo kuwoodda ugu muhiimsan.

Agaasimaha madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cali Bille, oo ku sugan dalka Canada oo uu kulan kula yeesha jaaiyadda Somaliland ee Canada ayaa sheegay in dhismaha dekadda Berbera iyo sidoo kale jidka Berbera Corridor uu meel fiican marayo.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here