Madax Dhaqameedka iyo Waxgaradka Badhan Oo Taageeray Somaliland

0
744

Badhan (Hargeisa Press.com): Madax dhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka degmadda Badhan ayaa cadeeyay in ay si buuxda u taageersan yihiin xukuumadda Somaliland, iyagoona sheegay in aanay marnaba aqbali doonin cidii degaankoodda dhibaato ka gaysanaysa.

Kadib shirar in muddo ah Badhan uga socday odayaasha, madax dhaqameedka iyo dhalinyaradda oo maanta la soo gebagabeeyay ayay ka shaaciyeen in ay soo dhawaynayaan badhasaabka cusub ee madaxweynaha Somaliland u magacabaay gobolkaasi.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY