Maayir Ku Xigeenka Gabiley oo Shaaciyay Inuu Markale U Tartamayo Golaha Deegaanka

0
773

Gabiley (Hargeisa Press) — Maayir ku xigeenka magaalada Gabiley Cabdi Daahir Goole ayaa waxaa uu maanta shaaciyay in uu markale u tartamayo doorashada golaha Deegaanka ee degmad Gabiley.

Waxaa uu Maayir ku xigeenka Gabiley ku sababeeyay shaacintiisa kadib markii Bulshada, Aqoonyahanka iyo Madax-dhaqameedka gobolka Gabiley ay ku dhiiri geliyeen in uu markale isi soo sharaxo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here