Maayarka Laascaanood Oo Awaamiir Ku Soo Roggay Hudheeladda Waaweyn

0
496

Laascaanood(HP): Maayarka magaaladda Laascaanood Cabdicasiis Xuseen Taarwale, ayaa shaaciyay in aan hudheeladda ku yaala magaaladaasi laga ogalayn in laga Tumo muusiga.

Waxaanu sheegay in cidda ka shida muusig ay ciidanka ammaanku ku amran yihiin in ay gacanta ku soo dhigaan. Waxaanu faray mulkiilayaasha huteelada in ay sidaasi ula socdaan amarkaa aanu soo saarnay”

Geesta kale maayarka Laascaanood waxa uu hadlay curashadda roobka Gu’ga waxaanu bulshada u soo jeediyey inay ka faa’iidaystaan xilli roobaadkan aynu galnay kana guuraan goobaha biyo mareenka ah.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY