Maayarka Hargaysa Oo Baaq U Diray Bulshadda Magaaladaasi

0
518

Hargaysa (HP): Maayarka caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa ugu baaqay bulshada magaaladaasi ku nool in ay ka soo qayb galaan olole nadaafadeed maalinta Khamiista ee todobaadkan.
Ololahaasi nadaafadeed ayuu maayarku sheegay in laga fulin doono Dooxa marra badhtamaha magaaladda Hargaysa.


C/kariin Axmed Mooge, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, waxa uu tilmaamay in u jeedadda laga leeyahay ololahaasi nadaafadeed ay tahay sidii qashinka looga nadiifin lahaa dooxa.
Si baa uu yidhi dooxa Hargaysa looga dhigo meel ay dadka reer Hargaysa ku Laydh qaataan.

DAAWO: Fariinta Maayarka:

https://youtu.be/bXhguHkXB_E

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here