Maayarka Degmada Oodweyne Oo 3000$ Ku Wareejiyey Cusbitaalka Magaalada Oodweyne Oo Qayb Cusub Lagu Kordhinaayo

0
951

Oodweyne (HargeisaPress) —Maayarka Degmada Oodweyne Md. Cabdixakiin Nuur Muuse ayaa  3000$ ku wareejiyey Cusbitaalka Magaalada Oodweyne oo qayb cusub oo Qaliinka ah lagu kordhinaayo, Maayar Cabdixakiin ayaa sidoo kale dhagax dhigay dhul balaadhan oo laga dhisi-doono Jaamacada Guud ee Gobolka Daad-madheedh kaasi oo uu ku wareejiyey gudida dhismaha jaamacadaasi.

LEAVE A REPLY