Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Ciidan Cabasho Ka Muujiyay Dhul Ay Leeyihiin Oo Lagu Haysto

0
978

Hargeysa, (HargeisaPress) –Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa waxaa uu jawaabay Saraakiil Ciidanka Millateriga Somaliland ka tirsan oo Sheegay in lagu haysto dhul la siiyey.

Dhinaca kale Maayarka Caasimada Hargeysa ayaa waxa kale oo uu ka Hadley Sheekh sheegay inuu ka goostay Xaafadaha magaalada Hargeysa oo uu deegaan gaar ah samaystay, haddana isla magaalada ka tirsan.

 

LEAVE A REPLY