Maamulka Sool Oo Kormeeray Ciidamadda U Diyaar Garoobaya 18-ka May

0
150

Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan xaaji Diiriye, ayaa maanta kormeeray ciidamadda u diyaar garoobaya xuska 18-ka May ee gobolkaasi.
Kormeerkaasi waxaa badhasaabka ku wehelinayay maayarka Laascaanood, iyo xubno ka mida golaha deegaanka.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY